Kulan looga hadlayay arimaha Nadaafadda oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
73

Jowhar (Radio Isnaay)- Magaalada Gaalkacyo ee. Xarunta gobolka mudug ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlaayay sidii kor loogu qaadi lahaa nadaafada.

Kulanka waxaa kasoo qeeybgalay maamulka Degmada gaalkacyo iyo gudoomiyayaasha xaafadaha gaalkacyo.

Warbixinta Warkan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here