Golaha Deegaanka Degmada Jowhar oo ansixiyay Xeer-hoosaadka Golaha.

0
151

Jowhar (Radio Isnaay) Xubnaha Golaha Deegaan Degmada Jowhar ayaa waxa ay yeesheen kulankii sedexaad ee kalfadhiga koowaad ee golaha waxa ayna ansaxiyeen xeerhoosaad golaha Deegaanka.

Guddoomiyaha Golaha Deegaanka  Degmada Jowhar ahna duqa magaalada Cusmaan Maxamed Mukhtaar Baareey ayaa Xildhibaanada golaha deegaanka ugu mahadceliyay ansixinta xeer-hoosaadka.

Warbixinta warkan waxaa soojeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here