Tababar ku saabsan xuquuqda caruurta oo lagu qabtay Baydhabo.

0
59

Jowhar (Radio Isnaay)-Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha qoska maamulka Koonfur-galbeed Soomaliya ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay ku qabatey Tababar ku sabsan Xuquqda Caruurta iyo badbaadintooda.

Tababarkaan waxaa ka qeeyb galay Saraakiil ka tirsan Wasaaradda haweynka iyo Arrimaha Qoska maamulka Koonfur-galbeed , Culuma u diin iyo wasiirka wasaaradaa haweenka

Warbixinta Warkan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here