Ganacsiyada Yaryar Oo ku badanaya Magaalada Baydhabo.

0
93

Jowhar (Radio Isnaay)- Ganacsiyada yeryer ee Magaalada Baydhabo waxaa Hal abuurkooda

iska leh dhalinyaro dib ugu soo laabtey Magaalada kuwaas oo ka yimid Gobolada kale iyo Dalalka deriska ah , Ganacsiyadaan ayaa waxaa ay dabooleen baahiyaha ka jirey dhanka Shaqo la’aanta Dhalinyarada.

Warbixinta Warkan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxman

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here