Golaha shacabka oo ansixyay in dalkeenna ku biiro Ururka Dhaqaalaha Bulshadda Bariga Afrika.

0
51

Jowhar (Radio Isnaay) Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey in Soomaaliya ku biirto Ururka Dhaqaalaha Bulshadda Bariga Afrika.

Soomaaliya ayaa xubin rasmi ah ka noqotay Ururkan sanadkii hore ka dib markii dowladda Soomaaliya daddaal badan ku bixisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here