Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Jowhar oo Ka Hadlay waxa Ugu qorsheysan Horumarinta Degmada

0
75

Jowhar- (Isnaay Radio)- Magalada Jowhar Ee Casimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle dhawaan waxaa ka dhaqan galay Doorashada Golaha deegaanka oo degmada Jowhar ugu dambeysay in Gole deegaan loo sameeyo 1993 Xildhibaanada Golaha Deegaanka oo ay soo doortaan bulshada qeybaheda kaladuwan.
Xildhiban Ismacil Maxamad Xusen oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee degmada jowhar Ayaan wax ka weydiinay sida ay ugu qeyb qaadan karaan nabada iyo dib u dhiska Jowhar.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Maxamed Nuur Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here