Xarun lagu baran doono Culuumta shareecada Islaamka oo laga daah furay deegaanka Goronyo cad

0
71

Jowhar- (Isnaay Radio)- Xarun loogu talagalay in lagu barto diinta Islaamka iyo culuumta maadiga ah ayaa laga daahfuray deegaanka goronyo cad oo ku yaalo Degamada Duruqsi ee Gobalka Togdheer.

Munaasabada lagu daahfurayey xuruntaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Deegaanka,Kan Degmada Gobalka Togdheer, culimo , odoyaasha deegaanka Iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Abdiwali Ahmed Hiloowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here