Odiyaasha Dhaqanka Gobolka Sh/dhexe Oo soo dhaweeyey gogol Nabadeed Oo loo fidiyay Beelo walaalo ah.

0
51

Jowhar (Radio Isnaay) Odiyaasha Dhaqanka Gobalka Shabeellaha dhexe ayaa soodhaweeyay gogasha nabadeed ee uu fidiyay Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen.

Qaar kamid ah Odiyaasha Dhaqanka iyo waxgaradka Gobalka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in gogasha uu dhigay Madaxweynaha ay tahay Muhiim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here