Golaha Deegaanka Degmada Xudur Oo Ansixiyey Miinaniyada 2024.

0
57

Jowhar (Radio Isnaay) Golaha deegaanka ee Degmada Xudur oo cod gacan-taag ah ku ansaxiyey miisaaniyadda sanadka 2024-ka, oo gaareysa $207,647 (Labo boqol iyo Todobo kun, Lix boqol iyo afartan iyo Todobo Dollar) kadib kulan manta ay isugu imaadeen oo uu shir gudoominaayey Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa magaalda mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here