Jowhar (Radio Isnaay)- Wasiir Ku xigeenka wasaarada kaluumeysiga dowlad goboleedka Jubbaland Maxamed Cumar Buuno oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa kaluumeysatada ugu baaqay in ay qaataan wacyigilinta loosoo jeediyay.
Warbixinta warkan waxaa soojeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahim