Haween Bartay Xirfada kala duwan Oo Baydhabo Xaflad Looga qabtey

0
61

Jowhar (Radio Isnaay)- Tababarkan ayaa waxa uu socdey mudo labo isbuuc ah ayaa Haweenkan la baray Xirfado kala duwan oo ay ku shaqeystaan sida Cilaan Saarka dhar kariska iyo Xarqaanka waxaana gaarayaan 100 Haween oo laga soo kala xuley Dadka Barkacyaasha ah eek u nool Magaalada Baydhabo

Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Wasaaradaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada iyo Haweenka oo garab ka helaaya Hey’adaha ,Maalgeliya Horumarinta Haweenka Soomaaliyeed gaar haan Kuwa Deeganada KG.

Warixinta warka waxaa soo jeedinayo:- Maxamed Nuur Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here