Kulan looga hadlay Amaanka Oo lagu qabtay Garowe

0
67

Jowhar (Radio Isnaay)- Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Nugaal Gaashaanle sare Maxamed Cali ayaa Magaalada Garoowe shir kula yeeshay qaar kamid ah ganacstada magaalada Garawe.

Shirka ayaa ku saabsanaa sidii Booliska iyo ganacstada ay uga wada shaqeen lahaayeen Amniga magaalada garawe.

Warbixinta Warkan waxaa soojeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here