Jaamacadda Zamzam faraceeda Jowhar oo soo gaba-gabeeysay tartan Kubadda Cagta ah.

0
67

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tartankani kubadda cagta ayaa waxaa loo qabtay Ardayda dhigata Jaamacadda Zamzam cilmiga iyo tiknoolojiyada faraceeda Jowhar, iyado ay ujeedada ay eheed in ardayda dhexdooda lagu muujiyo isdhex gal iyo nabadda.

Waxaaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here