Jowhar (Radio Isnaay)- Magalada Jowhar ee casimada dowlad gobaleedka Hirshabele waa magaalo wax soosaar leh waxaana ka faa’ideesta dadka beeraleyda ah iyo xoola dhaqatada oo Degmoyin,Deegaano iyo Tuulooyin u iib geeeya wax soosaarkooda.
Magalada waxa ay caan ku tahy wax soosaarka sida Bariiska,qudaarta iyo dalagyo kaleoo aan inta lagu soo koobi Karin iyada oo hormar intaan kasii badan ay rajeynayaan buslhada ku dhaqan jowhar.
Mahad Maxamd xuseen oo Mid kamid ah Dhalinyarada kunol magalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaledka Hirshabele ayaa baaq u diray bulshada iyo Ganacsatada kunol magalada Jowhar si ay ugu faaideestaan waxsosarkooda.
Warbixinta warkan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Nuur Xuseen