Bahda Caafimaadka Jowhar Oo loogu baaqay in ay u gurmadaan dadka uusoo ritay Shuban biyoodka

0
110

Jowhar (Radio Isnaay)- Odiyaasha dhaqanka iyo waxgaradka kunool Magaalada Jowhar oo kahadlaya xaalada Caafimaad ee Jowhar iyo deegaanada ku gadaaman ayaa waxa ay sheegeen in xaalada caafimaad marka loo eego dhanka cudurka Shubanbiyoodka oo ka dilaacay deegaanada magaalada u dhawdhaw waxa ay tilmaameen in ay tahay in loo istaago sidii loo samatabixin lahaa dadka uusoo ritay cudurka Shuban biyoodka.

Warbixintan waxaa soojeedinayo :- Cabdifitaax Axmed Macalow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here