Isbitaal loogu tala galay hooyada iyo dhalaanka oo laga Hirgaliyay Deyniile.

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay )  -Isbitaal loogu tala galay hooyada iyo dhalaanka ayaa laga daahfuray degmada Deyniile

Gudoomiyaha Degmada Dayniile Abdishakur Abuukar Macalin ayaa xariga ka jaray isbitaal cusub oo laga hirgeliyay Degmadaasi kaasi oo loogu adeegi doono hooyada iyo dhalaanka.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here