Jowhar – ( Radio isnaay ) – Gudoomiyaha degmada Raagacelle ee Gobolka shabeellaha dhexe Idow Cali Maxamed ayaa ka hadlay Horumarka ay ka gareen dhinacyada nabadgalyada, dayactirka wadooyinka, iyo ka shaqeeynta isdhexgalka bulshada.
Waxaa Soo jeedinaya : – maxamed Nuur.