Gadiidka cagafta oo lagu wareejiyay iskaashatooyinka Jowhar.

0
56

Jowhar – ( Radio isnaay )-  Wasaaradda beeraha dowlad goboleedka hirshabeelle ayaa gadiidka cagafta waxa ay ku wareejisay 10 iskaashato oo ka dhisan Magaalada jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe.

Waxa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here