Bulshada deegaanka Xawaadleey oo codsaday Gargaar daawo ah.

0
76

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Bulshada ku dhaqan deegaanka xawaadleey ayaa codsaday Gargaar daawo ah xili deegaankaasi uu ka dilaacay xanuunka shuban biyoodka kuwaasi uu soo ritay caruur iyo dad da’a ah.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here