Kulan looga hadlayay wadaniyadda oo lagu qabtay Hargeysa

0
51

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Xiriirka Goleyaasha iyo Arimaha dastuurka Somaliland Muadne Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni oo uu Wehelinayo Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha maamulkaasi Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa magaalada Hargeysa kusoo geba-gebeeyey kulanka ku saabsan isku xidhka Dhallinyarada ka shaqeeya ama qaybta ka qaata Wadaniyadda iyo arrimaha Bulshada.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here