Xarun caafimaad oo laga dhagax dhigay deegaan hoostaga degmada Aadan yabaal

0
124

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha deegaanka boos caduur ee degmada Aadam yabaal Gobalka shabeelada dhexe oo kaashanayo Dhallinyarada deegaanka Boos caduur ayaa dhagax dhigay Xarun Caafimaad oo ay yeelaneeyso deegaanka Boos Caduur .

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here