Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Hirshabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure Karoore , guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdulahi Axmed Maalin iyo guddoomiyaha gobolka shabeellaha dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa kulamo gooni gooni ah la qaatay waxgaradka labada beelood oo ku dagaalamay deegaanka Iji oo ku yaalla xadka kala qeybiya gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe.
Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.