Kulan looga hadlayay arrimaha Cadaalada bulshada oo lagu qabtay Kismaayo.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Caddaalada iyo Dastuurka Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdiwali Xuseen Jaamac ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daah furay shir socon doona muddo shan maalmood ah kaasi oo lagu falan qeyn doono Amniga iyo Caddaaladda Bulsho ee guud ahaan deegaanada Jubbaland.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here