Maamulka degmada Jowhar oo ka warbixiyey wadooyin laga Hirgelin doono Jowhar.

0
95

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Qaar kamid ah wadooyinka mara xaafadaha magalada jowhar ee caasimada dowlad goboleedka hirshaable dhawaan waxaa laga hirgalin doona dhismaha lix wado oo muhiim u ah gaadiidka iyo bulshada magaalada Jowhar kuwaasi oo laami la saaridoono sida uu sheegay gudoomiyaha degmada jowhar cusmaan Maxamad Muqtaar Baareey.

waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here