Isticmaalka Wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho oo Walaac laga Muujiyey.

0
85

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Rakaabka kasoo safra muqdisho ee jowhar usoo safra ayaa walaac ka muujiyay dhibaatooyinka  safarka sababao la xiriira biayaha fataadda webiga shabeele  oo kala jartay wadaadaasi isla markaana ay dadka biayaha dhexdooda doomo lagu soo gaaro labadda dhinac ee aan biyaha ku jirin.

Waxaa Soo jeedineysa : – maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here