Buundo muhiim ah oo laga dhagaxdhigay Burco

0
90

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Maamulka gobolka Togdheer ayaa magaalada Burco ka dhagax dhigay dhismaha buundo isku xidhi doonta xaafadaha Balaasa iyo Aktoobar ee magaaladaasi.

Dhagaxa dhiga dhismahaaan ayaa waxaa goob jog ahaa maamulka gobalka Togdheer , kan degmada Burco , iyo qaybaha kale ee bulshada.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here