Biyo yari soo foodsaartay Shacabka Magaalada Feerfeer ee Gobolka Hiiraan.

0
106

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shacabka Degmada Feer-feer ayaa  waxaa  soo food saartay xaalad biyo yari taas oo sababtay in biyihii booyadaha lagu keeni jiray ay yaraadeen degmadane aysan laheyn wax ceel ah oo biyaha laga cabo.

Biyo la.aanta ka jirto degmada feer feer ayaa sameysay dadka iyo duunyada.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here