Barakacayaal ku nool Baladweyne oo la gaarsiiyay deeq daawo ah.

0
103

Jowhar – ( Radio isnaay )-  Mamulka iyo ardayda Jaamacada Green hope ee magalada Baladweyne ayaa deeq dawo ah gaarsiiyay kaamka barakacayasha ee shuubo oo ku yaalo xaafadda kooshin ee magalada Baladweyne.

Waxaa Soo jeedinaya : – cabdicasisi Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here