Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle Oo Waddo Qorshe Looga Hortagaayo Fatahaada Wabiga Shabeelle

0
129

Wasaaradda Beeraha Iyo Wasaarb Hirshabeelle ayaa waddo qorshayaal looga hortagaayo fathaada uu sameeyo wabiga shabeelle .

Wasiir ku xigeen wasaaradda beeraha iyo waraabka hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasim ayaa sheegay qorshaha sanadkaani ay wasaarada dooneyso in ay kaga hortagaan fathaada uu sameeyo wabiga shabeelle.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here