Dhaqaatiirta Dhoobley oo kawarbixiyay waxyaabaha sababa Nafaqa darrada.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Nafaqo darada oo ah xaalad inta badan la soo darista caruurta iyo hooyooyinka ayaa ah mid inta badan saameysa bulshada soomaaliyeed.Waxaa jira cunooyin muhiim ah oo laga helo nafaqada kuwaasi oo looga hortagi karo xaaladaha nafaqo darro ee soo wajaha bulshada.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here