Tababar ku saabsan Shuban biyoodka oo Baladweyne lagu qabtay.

0
59

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Inkabadan 25 arday oo wax kabarato iskuulada iyo Jaamacadaha ku yaalo Baladweyne ayaa tababar ku saabsan Shuban biyoodka loogu soo gabagabeeyay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan kaasi uu soo qaban qaban qaabiyey Machadka luuqadaha iyo Cilmiga Caafimaadka ee Hormuud.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here