Maamulka Degmada Jowhar oo Booqday Bukaanada usoo ritay Shuban biyoodka.

0
86

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Degmada Jowhar ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka guud ee Magaalada Jowhar ee Gobolka shabeelaha dhexe oo ay ku jiraan bukaano la dhibaateysan Xanuunka Shuban biyoodka.

Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here