In ka badan 6 Ruux oo Cudurka Shuban Biyood Ugu Geeriyootay Tuulada Maagaay .

0
71

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Tuulada Maagaay ayaa 25 Mitir u jirta magaalada jowhar ee xarunta gobolka shabeellaha,  waxaana tuulada  ku nool in ka badan 600 qoys mana lahan xarun caafimaad oo lagu dabibo dad uu soo rito xanuunada.

Waxaa Soo jeedinaya : Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here