Hoos udhac ku yimid dhaqdhaqaada Ganacsiga Baladweyne.

0
77

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Waxaa hoos u dhac kuyimid dhaqdhaaqa ganacsiga Suuqyada Magaalada Baladweyne kadib markii ay yaraadeen gaadiidkii Magaalada keeni jiray raashiinka ,shidaalka,qalabka dhismaha guryaha iyo adeegyada kale ee ay iibiyaan ganacsatada Baladweyne.

Waxaa Soo jeedinaya : – cabdiwahab cadow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here