Dhalinyarada Jowhar oo loogu baaqay ka shaqeynta Nabadda iyo Xasiloonida.

0
54

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Cabdixakiim Maxamed nuur oo ka mid ah aqoonyahanada ku nool Jowhar islamarkaan wax ka barta Jaamacadaha ku yaaloGobolkan shabeellaha dhexe ayaa sheegay in dhalinyaarad looga bahanyahay in isku xilqaamaan sidii bulshada loogu baraarujin lahaa ahmiyadda ay leedahay nabadda iy Xasiloonida.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here