Jowhar – ( Radio isnaay ) – Degmada Ceel dheer waxay kamid tahay Degmooyinka dhawaan gaartey Dowlada Soomaaliya muda kadib waxaa intaas Degmada ka jirin wax adeeg Bulsho sida Caafimaadka waxbarashada Ganacsiga Biyaha iyo guud ahaan dhismiyaasha kaabayaasha dhaqaalaha.
Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.