Wasaaradda caafimaadka XFS oo lagu wareejiyay gadiidka gurmadka deg dega ah

0
73

Jowhar (Radio Isnaay)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada XFS ayaa 10  Gaari oo  loogu  talagalay gargaarka deg dega ah kala wareegtay Saldanada Cumaan.

Gawaaridaan ayaa ah kuwo loogu tala galay in ay ka shaqeeyaan qeybta gar gaarka deg dega ah ee isbitalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here