Qalab cafimad oo lagu warejiyay Hey’ada IMC ee Magalada Jowhar

0
51

Jowhar (Radio Isnaay)- Hey’ada IMC ee ka howlgasha magalada Jowhar ee caasimada Hirshabelle ayaa Waxa lagu wareejiyay agab caafimaad oo wax logu qabanayo bulshada gar ahan Hooyada iyo Dhalaanka.

Qaar ka mid masuliyiinta hey’ada ayaa ka waramay Qalabkan lagu warejiyay iyagoona sheegay in ay ka cawin donan in lagula tacalo dhawacyada

Warbixinta Warkan waxaa soojeedineyso :- Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here