Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenka ka ganacsada qudaarta qalalan iyo mida qoyan ee suuqayada Jowhar ayaa sheegay inaay sare ukaceen qudaarta kadib fatahaadii webiga shabeelle ee burburisay dhamaan dalagyadii iyadoo qaarkood laga keeno ithoopia iyo yaman.
Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.