Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Odayaasha iyo waxgaradka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud oo warbaahinta la hadlay ayaa hay,adaha bixiya deeqaha ugu baaqay in kaalin ka qaataan sidii degmada loogu dhameystiri lahaa adeegyada aas-asiga ah.
Adeegyada ugu muhiimsan ee bulshada degmada Ceeldheer ay u baahanyihiin ayaa waxaa kamid ah goobo waxbarasho iyo xarumo caafimaad.
Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.