Deeq Gar gaar ah oo la gaarsiiyay Qoysas danyar ah oo ku nool degmada Mahadaay.

0
56

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Deeqdaan gargaarka ah oo ah Barnaamijka Ololaha Hooyo Quudi hal Qoys ayaa loo qeybiyey dadk danta yar ee ku nool degmada Mahadaay waxaana loogu Faaiideeyay 300 qof oo iskuga jira Haween iyo rag.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here