Rugta Ganacsiga KG Oo Deeq Raashiin ah gaarsiisay Qoysas danyar ah.

0
132

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 200 oo qoys oo iskugu jira dad da’ah iyo dadka danta yar ee ay saamayeen Fatahaadihii roobka Deyrta ee ka da’ay Magaalada Baydhabo ayaa Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Koonfur Galbeed waxay maanta u qeybisay deeq raashin ah oo iskugu jirtay bur, Bariis, sonkor iyo Saliid.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here