Waalidiinta Jowhar oo Codsaday in goobaha waxbarashada lacag la’aan laga dhigo.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mid ka ka mid ah waalidiinta ay caruurtooda dhigtaan iskuulada iyo jaamacadaha Jowhar ayaa ka codsaday bahda waxbarashada inaay ay xooga saaraan dhamaan jaamacadaha iyo iskuulada laga dhigo lacag la,aan waloow ay jiraan iskuulo faro ku tiris ah oo wasaaradda maamusho.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here