Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe oo soo dhaweeyay golaha deegaanka Warshiikh.

0
95

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Doorashada 7 Kursi oo kamid kuraastii u danbeysay ee Xildhibaanada Gaha Deegaanka Degmada Warsheekh ayaa lagu qabtay hoolka Doorashada ee Degmadaasi.

Guddomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa goob joog ka ahaa gabagabda Doorashada Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Waraheekh waxaa uuna bogaadiyey doorashada.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here