Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada jubbaland ayaa usheegay bulashada ku dhaqan degaannada New Goobwayn, Doxa,Garaseey iyo Xaaji-wayne kadib markii hey,adda lwf ay ka hirgalisay xarumo waxbarasho oo wax lagu bari doono Carruurta ka soo jeedo deegaanadan dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo.
Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.