Dhalinyarada Baydhabo oo ka Hadlay shaqo yarida ka jirta dalka.

0
116

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada qaar ee ku nool Magaalada Baydhabo xarunta gobolka Baay gaar ahaan kuwooda waxbartay ee gaaray heerarka kala duwan waxbarashada sida dugsiga sare iyo Jaamacadda ayaa xiligaani waxay weysan yihiin shaqooyin ku filan ee gaarsiisan heerkooda waxbarashada ama mid u dhiganta taasi oo dhalinsay in dhalinyaro badan xiligaani shaqo la’aan ay ku noqdaan Baydhabo.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Abukar.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here