Deeq Daawo ah Oo La gaarsiiyey Barakacayaasha Baladweyne.

0
120

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Dadka degan Kaamka Shabeele ee Magaalada Baladweyne ayaa waxay kamid yihiin dadkii xaafadahooda ka soo barakcisey Fatahaadii ku dhufatey Magaladaasi halkaasi oo la sheegey in ay ka dilaaceen Cuduro uu kamid yahay Shuban biyoodka Caruur iyo dad waaweynba uu soo ritey.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here