Cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay degmada Buula-burde

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Degmada Buula Burte ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka dilaacay cudurka shuban biyoodka.

Inta laxaqiijiyay in ka badan sadax caruur ah ayaa ugeeriyotay cudurka waxaana xarumaha caafimaadka yaala tiro kale oo la ildaran.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here