Dhalinyarada Magaalada Jowhar Oo loogu baaqay in ay ka shaqeeyaan Horumarka

0
111

Jowhar-(Isnaay Radio)-  Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabelle waxaa ku nool Dhallinyaro badan oo ay kujiraan kuwa Waxbartay waxaana haatan loogu baaqayaa in ay ku dadaalaan sida nolashooda ay u hormarin lahaayeen islamarkaana ay kaga shaqeyn lahaayeen hormarinta Magaalada Jowhar.

Xasan Maxamed Cali waxa uu kamid yahay Dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee ku nool Magaalada Jowhar waxaana mar uu lahadlay Radio isnaay xusay in lagama maarmaan ay tahay in lahelo Dhalinyaro ka shaqeyso hormarka Magaalada Jowhar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here