Dab Khasaara Geystay oo Kakacay Suuqa Magaalada Kismaayo.

0
64

Jowhar- (Isnaay Radio)- Dab qasaaro kala duwan geystay ayaa ka kacay meel gawaarida lagu sameeyo oo ku taala xaafaadda Calanleey ee Magaalada Kismaayo.

Dabka ayaa waxaa ku hanti waayay dad u badan danyar iyo muruq maalato ka shaqeysan jiray Suuqan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here